Dabandeeb

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Socod dan la'aan ah oo la iska daba noqnodo. ld dabandeebid.


Dabandeeb

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Si dan la'aan ah isaga daba noqosho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabandeeb

dabandeebid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg