Dabargoys

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. (-syo, m.dh) Haarta dabarku ku reebo addimada awrka. 2. (-syo, m.dh) D. ah: awr dabarka lagu xiro had iyo jeer jara. 3. ld dabargoyn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabargoys

dabargoyn |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg