Dabashabeelis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Ciyaar carruurtu ay ciyaaran, iyagoo gadaal ku xiranaya maro la duuduubay oo sayn loo ekeysiiyay. 2. Qof cid kale wax kasta ku raaca.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabashabeelis


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg