Dabataag

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-go, m.l)

Nooc ka mid ah, leh midabka cawsha, lana eg, bogga ka cad oo markay ordayso dabadi taagta. ld dibtaag.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabataag

dibtaag |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg