Dabaylbadan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

1. Wax dabayl leh ahaansho. 2. Qof dawdawle ah ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabaylbadan

dabaylbadnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg