Dabayleed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(juqr.) Wax dabayli keentay amase ku xidhan. Tuulimaad d. waa waxyaabaha ay dabayli qaadday ama ay dhigtay meel dhulka dushiisa ah waxaana ka mid ah dabayl tuul, bacaadka iyo tuulimaadyada lamaddegaannada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabayleed ↴
meerkac-dabayleed | simuum |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg