Dabinqool

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Siriqda xarigga la rabo in wax lagu qabto. 2. Shirqool.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabinqool


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg