Dabis

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. ld tabis. Cudur xoola ku dhaca oo calanaqsiga inay liqaan u diida. 2. Nooc ka mid ah deris kunnoolka caloosha dadka ku dhasha. 3. Nooc ka mid ah suuska timirta gala.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabis

tabis | gandabis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg