Dabo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Xubin dhuuban, dheer, laalaadda oo lafdhabarta ku dhammaato. 2. Meesha ay nafleyda ka saxarooto; futo. 3. Sal. 4. Gadaal. 5. Dabadeed: kaddib.
Dabo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)1. Ugaar, kalluun iwm dabin ku qabasho. 2. Timo tidcasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabo ↴
ibadaboole | ibadaboolo | aameel | ibriiq | idaad | laandeyr | ood | qaad | ugxanside | waagii barafka |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg