Dabool

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Qalab afka laga saaro weelasha si aysan wax ugu dhicin. 2. ld daboolid.


Dabool

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Gudin weyn.


Dabool

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-oolay, -ooshay)

1. Weel iwm si ayan wax ugu dhicin afka wax ka saarid. 2. Wax muuqaalkooda qarin. Tus. “Daruur baa cirka dabooshay”.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabool

ibadaboole | ibadaboolo | aameel | ibriiq | ood | qaad | ugxanside | waagii barafka | af | afmaldah |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg