Dabraac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. D. ah: qof aan hanti lahayn oo qaraabadiisa, saaxiibbadiisa iwm hadba mid la cunteeya. 2. ld dabraacid.


Dabraac

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Cayayaan baallalley ah, waqtiyada roobka la arko oo ilayska ku soo yaaca; hawtal-hamag.


Dabraac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Soo d.: qof meel allabari iwm ka jiraan cunto u raadsasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabraac

dabraacid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg