Dacarfaal
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Qaadashada dawo iwm si ay caloosha qarasta ku jirto uga saaranto; qarasfaal. ld dacarfaalid.
Dacarfaal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)Caloosha si qaras ku jirto looga saaro, daawo iwm qaadasho. ld dacarfal².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dacarfaal ↴
cululuq | dacar | dacarfaalid | dacarfal | dacarfal | dacarfalid |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

