Dacay

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Xarig yar oo xoolaha qalka ama faruurta hoose looga xiro si loo xukumo.


Dacay

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Faruurta hoose ee xoolaha.


Dacay

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-yay, -yday; -yi)

Neef, si loo xukumo, qalka hoose xarig kaga xirid. ld dacayee.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dacay

dacayan | dacayasho | dacayayn | dacayee | dacayeysan | dacayeysasho | dacayeysnaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg