dacayo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-yaday, -yatay)Neef, dacay ku xirasho (qof). ld dacayeyso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dacayo ↴
dacayasho [m.f.dh]
eeg dacayo. ld dacayeysasho.
dacayeyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
ld dacayo.
suuncalye [m.l]
Suun gammaanka lagu dacayo marka xakame la waayo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg