Dacgab

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Waayidda tabar loo waayo wax la qaban lahaa. ld dacgabid.


Dacgab

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Wax la qaban lahaa tabar u waayid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dacgab

dacgabid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg