Dacluus
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Faqri. 2. ld dacluusid.
Dacluus
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Faqri noqosho (qof).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dacluus ↴
dacluusid |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

