dadaabee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -beysay)Neef geel ah jilbaha korkooda ka xirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dadaabee ↴
dadaabeyn [m.f.dh]
eeg dadaabee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg