Daddaabbe

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)

1. Xarig si isweydar ah lug iyo jeeni loogu xiro geela; weydaar. 2. Xarig la iskula xiro qoorta iyo xabadka faraska si uusan aad ugu ordin. 3. Hangool.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daddaabbe

daddaabbee |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg