dadnimo
(m.dh)

Dad ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dadnimo

insaaniyad [m.dh]
Dabci wanaagsan oo qof leeyahay; dadnimo; raxmad. ld insaaniyo.

shakhsiyad [m.dh]
Tayada dadnimo ee qof leeyahay.

xarrish [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Qof qiimahiisa dadnimo wax u dhimid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg