dadow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)Dad noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dadow ↴
cadadow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld cadcadow.
dadoobid [m.f.dh]
eeg dadow.
godadow [m.l]
Ciyaar lagu ciyaaro quruurux ku jira 12 god oo 6 iyo 6 isaga soo horjeedda; layl.
godadow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Laylo ciyaari.
waraabadadow [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
W. ah: qof qori isku dhufta oo waraabe isu beddela; qori-ismaris (sheko-baralay).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg