Dadqaad
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dyo/-ddo, m.dh)D. ah: libaax ama waraabe halis ah oo hilibka dadka ku nool.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dadqaad ↴
dadqaadnimo |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

