Dadweyne

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Ummad inteeda la xukumo ee aan maamulka siyasiga wax ka hayn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dadweyne

gun | muddaaharaad | shacab |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg