Dafac
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Cudur halis ah, sangoror leh oo fardaha ku dhaca. ld darfac, dirfac.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dafac ↴
darfac | dirfac |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

