dafshaan
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)Qof dhibaato dhaqaale hayso. ld dafraan, tafshaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dafshaan ↴
dafraan [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
ld dafshaan.
tafshaan [m.l]
ld dafshaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg