Dakaan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. D. ah: gammaan ama awr aad u daalay. 2. ld dakaamid.


Dakaan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Gammaan ama awr aad u daalid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dakaan

dakaamid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg