Dalag geddis

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-yo ..., m.dh)

Habka beerashada oo ku salaysan in dalagyo kala duwan lagu beero dhul isku mid ah, si gaar ah oo isku xigta.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalag geddis


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg