Dalalka horumaray
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Waddamadda horumarka ka sameeya dhinacyada warshadaha, beeraha, farsamada iyo teknooljiyada, waxbarashada, dhaqaalaha, iyo heerka nolosha qofka, iyo bulshada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalalka horumaray ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

