Dalalka soo koraya

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Waddamadda aan weli horumar ka samayn dhinacyada warshadaha, beeraha, farsamada, teknooljiyada, waxbarashada, dhaqaalaha heerka nolosha qofka iyo bulshada.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalalka soo koraya


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg