Dalandal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. D. ah: ilmo socod barad. 2. ld dalandalid.

Dalandal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

Ilmo, socod barasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalandal

dalandalid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg