Dalandoolli

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cayayaan caanallusha la eg isku bahna yihiin oo hargaha iyo lafahaba xagata. ld dalandoolyo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalandoolli

dalandoolyo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg