Dalbo

Qaabnaxa: m.l.w Isrogrogga:

eeg dalab².

Dalbo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-baday, -batay)

1. Dalab sameyn (qof). 2. Ciidan amar siin. 3. Isu baaqid (turub).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalbo

dalbasho | dalboole |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg