Daldalan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Wax la deldelay ahaansho. ld deldelan.

Daldalan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Hadal badan oo aan nuxur lahayn.

Daldalan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)

D./iskad.: hadal badan oo aan macno lahayn ku hadlid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daldalan

daldalmid | daldalnaan | deldelan | dooxo-daldalan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg