Daldalo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-ashay, -alatay)

Wax meel wada yaal hadba in ka qaadasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daldalo

qaaddo | daldalasho | daldalool | daldalool | daldalooli | daldaloolid | daldaloolin | daldaloolis | dheeraweyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg