Dallaasho

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-shaday, -shatay)

Ku d.: meel barwaaqo ah ama biyo badan ku keliyaysasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dallaasho

dallaashad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg