Dallee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

1. Aqal meel naacawi ka soo gasho u yeelid. 2. Cid hoosaasin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dallee

dallayn | dalleen | dalleensan | dalleensanaan | dalleensanaansho | fadallee | nacdallee |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg