Dallici

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Kor u qaadid; darajo u kordhin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dallici

dallac | dallicid | dallicin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg