Dalxiis

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Tegidda meel la tago iyadoo looga danleeyahay raaxeysi iyo daawasho. 2. D. ah: qof meel tamashle iyo raaxeysi u jooga.


Dalxiis

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Meel tamashle iyo raaxeysi ku tegid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalxiis

dalxiise | dalxiisid | dalxiisnimo | tamashlee |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg