dambasee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-seeyay, -saysay)

Wax dambas marin. ld bambasee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dambasee

bambasee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -seysay)
ld dambasee.

dambasayn [m.f.dh]
eeg dambasee. ld bambasayn.

foolkaano-dambaseed [m.l] (-dyo, m.dh)
(jool.) Qurubyo yaryar oo laarfa, oo badanaa leh qaab goobo, kaasoo dibadda u soo tuurtay foolkaano iyadoo dareere ah, adkaanaysana markey soo dhacdo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg