Dambaxir

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Xarig gaaban oo sac la lisayo sibraha looga xiro.


Dambaxir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Sac la maalayo sibraxirid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dambaxir

dambaxiran | dambaxirid | dambaxirnaan | dambaxirnaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg