dammiinad
(m.l)

ld dammiinasho.

dammiinad
(m.dh) (-do, m.l)

Naag dammiin ah. ld damiinad², dammaanad², lammaa- nad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dammiinad

damiinad [m.dh]
ld dammiinad².

dammaanad [m.dh]
ld dammiinad².

lammaanad [m.dh]
ld dammiinad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg