Danan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Cida fardaha. 2. ld dananid.
Danan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)1. Faras ciyid. 2. Dawan, lacag qaddaaddiic ah iwm sanqarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga danan ↴
dananid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg