Dandaami

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax culus, iyadoo dhulka in yar laga hinjinayo la socosho. ld daddaami.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dandaami

daddaami | daddaamin | dandaamin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg