dandaanso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax culus, iyadoo dhulka in yar laga hinjinayo qaadasho. ld daddaanso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dandaanso

daddaanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld dandaanso.

dandaansasho [m.f.dh]
eeg dandaanso. ld daddaansad, daddaansasho, dandaansad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg