Dangiigso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

Si raaxeysi leh dhabarka ugu seexasho. ld dingiigso.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dangiigso

dangiigsasho | dingiigso |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg