dangow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Cid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dangow

dangoobid [m.f.dh]
eeg dangow.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg