Dannabee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)

Neef la soo xaday ama baadi ah qalasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dannabee

dannabayn |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg