danqaab
(m.l)Waxyeello. ld danqaabid.
danqaab
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)Cid waxyeello gaarsiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh danqaab ↴
danqaabid [m.f.dh]
eeg danqaab². ld danqaab¹, danqaabo.
danqaabo [m.dh]
ld danqaabid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg