Daraaso

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Baaridda ama u dhabbagelidda wax la rabo in xogtooda la ogaado. ld daraasad, diraaso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daraaso

daraasad | diraaso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg