Daranmadow
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Nooc daranta ka mid ah, gaagaaban, oo midabkeedu madowyahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daranmadow ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

