darbee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -baysay)1. Kubbad si xoog leh u laadid. 2. Khayaano faa'iido weyn ku helid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darbee ↴
darbayn [m.f.dh]
eeg darbee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg